Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Soomaaliya: Dhaawac dibadda loo qaaday

Garoonka diyaaradaha ee Aden Cadde ee magaalada Muqdisho waxaa maanta laga dhoofiyay qaar ka mid ah dadkii ku dhaawacmay qaraxii l Central Hotel kuwaas oo isugu jiray askar, masuuliyiin iyo dad shacab ah.

Garoonka diyaaradaha ayaa waxaa ku sagootiyay Wasiirada Arrimaha Dibadda iyo Caafimaadka, sida uu ku soo waramay wariyaha BBC Moxamed Ibraahim Macalimmo.