Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Kulanka Soomaaliya iyo Somaliland

Wafdigii Somaliland ayaa waydiisteen in laga saaro shirka afar xubnood oo ka tirsan ergadii u matalaysay shirka dowladda federalka ee Soomaaliya. Waxay ku sheegeen in xubnahan ay ka soo jeedaan deegaanka Somaliland.

Wasiirka Warfaafinta ee Soomaaliya ayaa markii shirka uu dhamaaday u waramay Nuur Bukhari.