Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Waraysi goobjooge weerarka Gedo

Diyaaradaha dagaalka ee Kenya ayaa Xalay iyo maanta weeraray gobolka Gedo, goobo ay sheegeen inay ahaayeen xerooyin Alshabaab. Goobta la duqeeyey qof ag joogay ayaa BBC-da uga warramay wixii dhacay.