Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Kenya: Kulanka hogaamiyayaasha Soomaalida

Hogaamiyayaasha Soomaalida Kenya ayaa maanta kulan ay yeesheen ku sheegeen inay iska soo bixin doonaan dadka la shaqeeyo Alshabaab. Waxay sheegeen in Alshabaab ay xeryaha qaxootiga u isticmaasho meel ay ka soo abaabusho weerarka Kenya.