Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Ciidamada Soomaaliya oo xusay 55 guuro

Dawladda Soomaaliya iyo saraakiisha ciidamada ayaa sheegay in ay bilaabeen qorshe lagu mideynayo ciidamada jooga gobolada kala duwan si loo helo ciidan wata muuqaal qarameed oo deegaamada dalka oo dhan ay iska arkaan.

Hadalkan ayay ka sheegeen dabaaldegyo loo samaynayay 55 guurada aasaaska ciidanka qalabka sida oo ku beegnayd 12 April 1960kii.

Weriyaha BBC-da ee Muqdisho Ibraahim Maxamed Aadan ayaa warbixintan Muqdisho ka soo diray.