Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Kulan looga hadlay maalgashiga Soomaaliya

Magaalada Minneapolis waxaa lagu qabtay kulan looga hadlayay sidii maalgashi loogu samaysan lahaa Somaliya. Waxaana kulankaas ka hadlay Masuuliyiin ka socota Bangiga Somaaliya ee IBS, kuwaasoo sharaxaad ka bixiyey sida uu bangigu u shaqeeyo iyo waxayaabaha ay maal galinta ku sameeyaan.

Hassan Ahmed Yusuf, waa gudoomiyaha Bangiga IBS. Waxaa waraystay wariyaha BBC da Mohamed Haji Hussein.