Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Awood dhisidda haweenka baarlamaanka

Aqoon isweydaarsi lagu kobcinayo tayada iyo awoodda haweenka ku jira baarlamaanka Soomaaliya iyo Xubno hore uga tirsanaa baarlamaankii hore ayaa shalay ka furmay Xerada Xalane ee fariisinka u ah ciidamada AMISOM. Maxamed Ibraahim Macalimuu ayaa warbixintan Muqdisho ka soo diray.