Faransiiska : uma dulqaadanayno basaaska Maraykanka

Lahaanshaha sawirka AFP
Image caption Madaxweynaha Faransiiska Francois Hollandi

War hada soo dhacay ayaa dowlada Faransiiska waxa ay ku sheegtay inaysan u dulqaadanaynin basaasnimada uu Maraykanka ku sameeyey Madaxweyne Hollande.

arinkan ayaa ka damabysay ka dib markii Wikileaks ay shaaciyay in Maraykanka uu faransiiska basaasnimo ku sameeyey.

Waxuuna Faransiiska sheegay in uusan dulqaad ka muujin doonin ficil walba oo wax u dhimaya amaanka dalkiisa