Mareykanka: Daryeelka caafimaadka

Maxkamadda sare ee Mareykanka ayaa ansixisay qodob kale oo muhiim ah kaasi oo ah daryeelka caafimaadka ee madaxweyne Obama.

Maxkamadda ayaa ogolaatay in canshuuraha la yareeyay ee haatan la siiyo ku dhawaad sagaal milyan si ay u karsiiyaan ceymis caafimaad, aysan ku xirnaaneyn halka ay ku nool yihiin.

Kuw ka horjeeda ayaa ku doodaya in dhimista ay heli karaan oo kaliya dadka deggan gobalada sameystay isweydaarsiga ceymis.

Waa markii labaad muddo saddex sano ay maxkamaddu diiday isku day weyn ee dhanka sharciga ah.