Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Waraysi oradyahan reer Garissa ah

Dhallinyaro Soomaali ah oo ka socotay gobolka Waqooyi Bari ee Kenya ayaa waxa ay ka qeybgaleen tartanka orodka qaran ee Kenya.

Mid ka mid ah dhallinyaradaasi ayaa galay kaalinta lixaad. Wiilkaasi oo lagu magacaabo Ciise Maxamed Aadan, waxa uu u warramay weriyaha BBC-da John Nene.

Waxaase su'aalaha soomaali inoogu badalaya Raage Xasan