Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Kenya : Furitaanka Westgate

Xarunta dukaammada Westgate ee caasimadda Kenya ee Nairobi, ayaa dadweynaha dib loogu furay, taas oo laba sano kahor ay weerareen kooxda Al Shabaab. Lixdan iyo toddobo qof ayaa ku dhintay weerarka

Weriyaha BBC-da Rage Xasan ayaa furitaanka Westgate warbixin ka diyaariyay.