Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Maxkamadaynta Hebre

Madaxweynihii hore ee dalka Chad oo ku eedaysan in uu dambiyo ka dhan aadanaha gaystay 25-kii sano ee uu xukunka dalkiisa hayay ayaa maanta maxkamada la horkeenay. halkan ka daawo faahfahinta dacwada loo haysto Hissène Habr.