Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Mishaarka shaqaalaha dowladda oo la yareeyay

Mishaarka shaqaalaha dawladda Soomaaliya waxaa la dhimayaa 17% sida ay sheegtay wasaaradda maaliyadda. Sababtoo ah lixdii bilood ee la soo dhaafay oo ay is-bixin wayday miisaaniyadii dawladda isla markaana ay yaraadeen deeqihii dibedda ka soo gali jiray dwladda.

Weriyaha BBC-da ee Muqdisho Ibraahim Maxamed Aadan, ayaa faahfaahinta arrintan wuxuu ka wareystay wasiiru dawlaha maaliyada ee xukuumadda Soomaaliya Cabdulaahi Maxamed Nuur.