Sawirro: Diyaargarowga Nairobi ee booqashada Obama

Dowladda Kenya ayaa ku jirta diyargarowgii ugu dambeeyay ee booqashada Obama oo la filayo in uu soo dego saacadaha soo socda.

Image caption Ciidammada Maraykanka ayaa ku sugan garoonka diyaaradaha saacado ka hor imaanshaha Obama.
Image caption Weriyayaasha ayaa sii tegay garoonka diyaaradaha in kasta oo dhowr saacadood ka dhiman tahay imaanshaha Obama
Image caption Magaalada ayaa si weyn loo qurxiyay ka hor booqashada Obama
Image caption Calanka Maraykanka iyo kan Kenya ayaa lagu iibinayaa waddooyinka Nairobi.
Image caption Waddooyinka Nairobi ayaa caws badan lagu abuuray, waxaana lagu qoray "haku dhawaanin cawskan".