Shil dilay qaraabada Osama Bin Laden

Lahaanshaha sawirka PA
Image caption Diyaaradaha gaarka loo leeyahay

Safaarada Sacuudi Carabiya ee London ayaa xaqiijisay in qaraabadii Osama Bin Laden ay ku dhinteen shil diyaarad koonfurta England.

Safiirka ayaa u diray tacsi reerka Bin Laden, laakiin ma sheegin cida ku dhimatay.

Boliiska ayaa sheegay afar qof inay saarnayd diyaarad gara loo leeyahay, markay dhacday Jimcihii.

Safaarada ayaa sheegtay iany la shaqayn doonto baarayaasha, si maydka loo geeyo Sacuudi Arabiya.