Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Abaar ka jirta Somaliland

Xukuumada Soomaliland ayaa ku dhawaaqday maanta in abaar iyo biyo la'aani ka jiraandeegaanada galbeedka.

Wasiirka wasaaradda beeraha Dr Maxamed aw Daahir Ibraahim, ayaa BBC u sheegay maanta in 97% dalagii beeraha ee ka soo go'i jiray Somaliland uu baaqday sanadkan roob la'aan awgeed.

Wariyaha BBC ee Hargeysa Axmed Saciid Cige, ayaa ka wareystay Wasiirka Beeraha Somaliland baaxada abaarta.