Masar oo furi doonta kanaal cusub

Lahaanshaha sawirka afp
Image caption Kanaalka cusub ayaa lagu dhisay sanad gudihiis.

Masar ayaa furi doonta kanaal cusub oo ay ku balaarisay Suez Kanaal, kaasoo ka mid ah wadooyinka ganacsiga ee ugu muhiimsan ee adduunka.

Waxay qaadatay sanad in lagu dhiso, waxaana ku baxday $8.5bilyan.

Dowladda Masar, ayaa rajaynayso kanaalka cusub inuu laba jibaari doono maraakiibta marta uuna dhiirigalin doonoganacsiga adduunka waqti dhaqaalaha uu u baahan yahay koror.