Jilayaasha qaata lacagta ugu badan.

Lahaanshaha sawirka Reuters

Jilaaga Iron Man, Robert Downey ayaa ah kan helay lacagta ugu badan. Wuxuu helay 80 milyan oo doolar.

Markii ugu horeysay ayey liiska soo galeen jilayaasha shirkadaha dibadda ka ah Mareykanka, taasi oo ah inay 10ka ugu sareeya ku jiraan 3 jilaa oo ka tirsan Bollywood.

Lahaanshaha sawirka AFP

Jilayaasha kale ee lacagta badan qaatay sanadkan ayaa waxaa ka mid ah, jilaaga India u dhashay Amitabh Bachchan oo qaatay $33.5m

Lahaanshaha sawirka Getty

Liiska Jilayaasha dunida ee qaata lacagta ugu badan.

1. Robert Downey Jr - $80m

2. Jackie Chan - $50m

3. Vin Diesel - $47m

4. Bradley Cooper - $41.5m

5. Adam Sandler - $41m

6. Tom Cruise - $40m

7. Amitabh Bachchan - $33.5m

8. Salman Khan - $33.5m

9. Akshay Kumar - $32.5m

10. Mark Wahlberg - $32m