TOOS: Furitaanka Cayaaraha Ingiriiska

TOOS HALKAN UGALA SOCO HORYAALKA INGIRIISKA

Manchester United Vs Tottenham Hotspur

15:30 (SGA): Qeybta hore oo ku dhammaatay Manchester United 1, Tottenham 0

15:26 (SGA): Mousa Dembélé (Tottenham Hotspur) ayaa ka helay laad xor ah bartamaha goolka

15:26 (SGA): Manchester United. Sergio Romero oo iskudayay in kubadda uu marsiinayo goolka ayaa Ashley Young galay offside.

15:26 (SGA): Michael Carrick (Manchester United) ayaa helay darbo toos ah

30ka daqiiqo ee ciyaartu socotay Man U 52% ayey haysatay booska halka 48% ay Tottenham.

15:12 (SGA): Juan Mata (Manchester United) oo darbo toos ah loo dhigay

15:11(SGA): Jan Vertonghen (Tottenham Hotspur) oo jaale la siiyay

15:11(SGA): Man U oo laga soo difacay goolhayaha hortiisa

15:07 (SGA): Man U Goal ayey dhalisay, gookii ugu horeeyay ee horyaalka sanadkan ayuuna noqday goolkaasi, Manchester United 1, Tottenham Hotspur 0.

Man U dhowr jeer ayey sigatay

Ciyaarta waa ay bilaabatay 2:45pm Afrikada Bari