Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Deegaano laga qabsaday Alshabaab

Gobolka Hiiraan ee Soomaaliya, deegaano muhiim ah oo muddo dheer Alshabaab ay haysatay ayaa lagaga qabsaday weeraro ka socda ee ciidamada AMISOM iyo kuwa Soomaaliya ay ku hayaan Alshabaab.

Wariyaha BBC Mohamed Ibraahim Muallimu, ayaa warbixintan kaga waramaya duulaanka cusub ee gaar ahaan gobolka Hiiraan.