Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Kenya: Macalin yarada gobolka Soomaalida

Tan iyo Markii Al-shabaab ay bilaabeen Weerarada ay ku qaadaan Gobolka Waqooyi Bari Kenya, ayaa waxaa soo baxaysa caabsi xoogan oo macalimiinta Kenyanka ah soo food saartay.

Cabdiraxman Cali Xasan oo kamid Senatarka laga soo doorto Wajeer ayaa BBC-da ugu waramay xaalada waxbarshada gobolka Waqooyi Bari Kenya, iyo talaabada ay hadda qaadeen si ay arrintaasi wax ugu qabtaan. Ciise Xaaji Cabdulle ayuu u waramay.