Ciyaaraha maanta dhacaya

Lahaanshaha sawirka Getty
Image caption Kooxda Swansea ayaa maanta la ciyaaraysa Newcasle.

Maanta waxaa jira ciyaaro ka tirsan horyaalka Ingiriiska ee kubbadda cagta.

waxaana ay kooxuhu isu-arkayaan sidatan:

Southampton iyo Everton

Swansea iyo Newcastle.

Sunderland iyo Norwich

Tottenham iyo Stoke

Watford iyo West Brom

West Ham iyo Leicester

Taageerayaasha kooxaha maanta ciyaaraya waxay fikradahooda noogu soo gudbin karaan facebook sida ay la tahay in kooxuhu u kala badin karaan ama waxay cod noogu duubi karaan tel: 44 203 614 4001