Suuriya: Toddobaatan lagu dilay suuq

Lahaanshaha sawirka Reuters
Image caption Suuqa Douma weerar horay loogu qaaday.

Dadka ololeeya ayaa sheegay in ugu yaraan 70 qof ay dhinteen kadib markay weerar ay dowladda ku qaaday suuq magaalada nucaaradka uu haysto ee Douma.

Ilaa 200 oo qof ayaa lagu soo waramayaa inay ku dhaawacmeen weerarka.

Ciidamada dowladda ayaa si joogta ku weerarayay diyaarado Douma iyo agagaarkeeda bilihii ugu danbeeyay.

Boqolaal oo rayad ah ayaa la dhintay mucaaradka .