Mo oo ku guulaystay 10,000M

Lahaanshaha sawirka
Image caption Mo Faarax

Mo Faarax ayaa ku guulaystay biladii ugu horaysay oo dahab ah oo Britain ay hesho orodka ciyaaraha adduunka 10,000m ee ka socda magaalada Beijing ee dalka Shiinaha.

Mo, ayaa wariyayaasha u sheegay inaysan sahlanayn in lagu ordo qorax labaatan iyo toddobo daqiiqo.

Markii uu guulaystay ayuu isku duubay calanka Britishka.