Ciyaaraha maanta

Lahaanshaha sawirka Getty
Image caption Horyaalka Ingiriiska

Maanta waxaa jira ciyaaro ka tirsan Horyaalka Ingiriiska ee Premier League. Ciyaarta aan tooska idiinla socon doonno waxaa isaga hor imanaya:

Leicester iyo Tottenham.

Waxaa kaloo iska hor imanaya:

Crystal Palace iyo Aston Villa

Norwich iyo Stoke

Sunderland iyo Swansea

West Ham iyo Bournemouth

Idaacaddeennu waxay hawada soo gelaysaa afarta galabnimo ee saacadda Afrikada bari, ciyaaruhuna waxay bilaaban doonaan shanta oo 15 daqiiqo dhimman.

Taageerayaasha kooxaha kala duwan waxay ra'yigooda noogu soo gudbin karaan Facebook ama cod ay noogu duubaan:

Tel: 44 203 614 4001