Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Baarlamaanka Somaliland oo diiday heshiis

Magaalada Hargaysa, Golaha Wakiilada ee Somaliland, ayaa fadhigoodii maanta cod aqlabiyad ah ku diiday heshiis ay sheegeen in si sharci darro ah oo aan loo marin tartan furan loogu wareejiyay haamaha keydka shidaalka ee Berbera sharikado gaar loo leeyahaay.

Fadhiga maanta ee Baarlamaanka Somaliland oo ka mid ahaa fadhiyadii ugu xamaasadda badnaa ee soo mara, ayaa weriyaha BBC ee Hargeysa Axmed Saciid Cige oo goob joog ka haa