Iran: Ciqaabtaadu waa wax akhris

Lahaanshaha sawirka tibf.ir

Dalka Iran garsoore maxakamadaha gobolka waqooyi bari ee dalkaasi ka hawlgala ayaa soo rogay inuu xukuno cusub ku rogo danbiilaysaha halkii xabsiga loo diri lahaa,

si looga hor tago dhibaatada xabsigu u leeyahay caqliga iyo jidhka maxbuuska iyo raadka uu kaga tagi karo qoyska maxbuuskaba.

Waxa uu soo rogay xakinkani in shan buug uu iibsado danbiilahu isla markaana uu soo akhriyo,isagoo dabeeto qoraal kooban oo nuxurka waxii uu ka fahmaya u gudbinaya xaakinka.