Daadad ku fatahay Japan.

Lahaanshaha sawirka getty

Daadad xoog leh oo ku dhuftay Japan ayaa ku qasbay in ka badan 90-kun oo qof inay ka baxaan guryahoodi. Sawirro la yaab leh oo ka yimid magaalada Joso ee waqooyiga Tokyo,

ayaa muujinaya dadka oo kor fuulaq saqafyada sare ee guryaha iyadoo biyuhu ku hareereysan yihiin. Guryo iyo baabuur ayaa daadadku xaaqeen gabi ahaan.

Takuya Deshimaru oo ka tirsan waaxda saadaasha hawada ee Japan ayaa sheegaya in aanay abid kood arag roobab sidan u xoog badan: