Haweenay shiine ah oo dheeman liqday

Lahaanshaha sawirka NASA JPL Caltech T. Pyle SSC SP

Haweenay Shiine ah oo looga shakiyey in dheeman la xaday liqday, ayaa caloosheeda gacan lagaga lagaga soo saaray kadib markii dawadii la siiyey waxba ka tari weydiyey dheemantaas oo qiimaheedu ahaa sadexboqol oo kun oo dollar aya laga xaday carwo ay qabteen dahablayasha bmagaalda Bangkok,