Xuduuda Jarmalka oo la adkaynayo

Lahaanshaha sawirka Reuters

Wasiirka arrimaha gudaha ee Jramalka aya sheegay in la adakayanayo xuduudaha jarmalka kadib markii tiro badan oo muhaajiriin ahi ay soo galeen dalka Jarmalka.

Thomas de Maiziere wasiirka daakhiliga ayaa sheegay in kontroolka xadadaku ay ahaan doonto mid ku meel gaadha ah , tareemada isga socda jramalka iyo Austria ayaa la joojiyey i, waxaanu wasiirku sheegay in Jarmalku muujiyeen inay diyaar uyahiin inay qaartaan qaybtooda qaxoontiga yurub imanaya.