Qarax lala beegsaday madaxtooyada

Lahaanshaha sawirka Reuters

Wararka ayaa sheegaya in baabuur ay ka buuxaan waxyaabaha qarxa lala beegsaday madaxtooyada agteeda.

Qaraxa ayaa ugu yaraan ay ku dhimatay lix qof, qaar kalena waa ay ku dhaawacmeen.

Qasaaro ayuu qaraxa u gaystay dhismayaashii u dhawaa goobta.