Dhimashada Xajka oo 717 gaartay

Lahaanshaha sawirka AP

Ugu yaraan 717 ruux oo ka qaybqaadanayay acmaasha Xajka ayaa geeriyooday sida ay sheegeen saraakiisha Sacuudiga.

Dhaawaca auaa gaaray 863 ruux

Dhimashadan ayaa ka dhalatay isbuurasho ka dhacday meel u dhaw magaalada barakaysan ee Maka.

Waaxda difaaca ee Sacuudiga ayaa Twitter ku soo qoray in ay dhaawacmeen 400 oo kale oo isku buurtay Mina oo 5 Km u jirta nagaalada Makka

Is buurashadan ayaa dhacday maalinta koobaad ee ciida Adhxa.