Eedaha Booliska Kenya

Gudida ilaalinta booliska ee dalka Kenya ayaa sheegay in in kabadan 30 asakari oo bilays ahi lagu soo edeeyay sanadkan inay galeen danbiyo isagu jira dil iyo gabood falyo kale oo culculus.

Macada in la xukumay askartaas iyo in kale , gudida madaxbanaan ee cabashada Bilayska ayaa sheegtay inay sanadkan seddax kun oo kiis baadheen.

Wariyaha BBCda ee Kenya ayaa sheegaya inay adag tahay in qof bilaysi danbi lagu soo oogo, waxii la doono halagu eedeyee.