Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Hibaaq Jaamac oo ka hadashay xisbiga Labour

Waxaa magaalada Brighton ee Ingiriiska lagu soo gabagabeeey shirwaynihii xisbiga Labourka ee dalkan Britian, iyadoo sannadkan shirkaasi uu aad u soo jiitay indhaha saxaafada iyo rayiga caalamka kadib markii xisbigaas dhawaan uu doortay hogaamniye cusub Jeremy Corbyn oo ah siyaasi dhanka bidix siyaasadiisu tahay.

Waxaa arrimaha shirka iyo xaalada xisbiga Labourka ka warantay Hibaaq Jaamac, oo laga soo doorto golaha degaanka ee Bristol kana tirsan xisbigaas.