Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Ololaha dhir beerista Somaliland

Wasiirka wasaaradda deegaanka iyo horumarinta reer miyiga Somaliland Marwo Shukri Xaaji Bandare, ayaa maanta ku dhawaaqday olole muddo toban maalmood dhir ku dhow boqol kun oo geed lagu beeraayo deegaanada gobollada maroodi-jeex hargeysa iyo saaxil.