Man City oo mar kale hoggaanka qabatay

Aguero and Nevas Lahaanshaha sawirka Getty
Image caption Aguero iyo Nevas

Sabtidan waxaa dhacay toddoba ciyaarood oo ka tirsan horyaalka kubbadda cagta ee Ingiriiska.

Waxaana loo kala badiyay:

Crystal palace 2 - 0iyo West Brom

Manchester City 6 - 1 Newcastle

Aston Villa 0 - 1 Stoke

Bournemouth 1 - 1 Watford

Norwich 1 - 2 Leicester

Sunderland 2 - 2 West Ham

Chelsea 1 - 1 Southampton waa qaybtii hore ee ciyaarta oo weli socota