Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Shirka indhoolayaasha Afrika

Shirka Lixaad ee bulshada indhaha la' ee Afrika oo ah kii dadkii ugu badnaa ay ka qeybgalaan ayaa waxaa lagu soo gaba gabeeyay magaalada Kampala ee dalka Ugandha.

Ujeedada shirka sanadkan loo qabtay waxa ay tahay sidii lagu suulin lahaa waxyaabaha sababa indhoole nimada iyadoo la kaashanayo dowladaha iyo hay'adaha aan dowliga ahayn si ay u fududeeyaan meelmarinta qorshahan.

Xuseen Maxamed oo ah weriye ku sugan dalka Uganda ayaa kaidb gabagabada kullankaasi waxa uu la ahdlay qaaar kamid ah indhoolayaashii soomaalida ee ka qayqaadatay.

Waxa uu amrka hore la hadlay Abiikar Xuseen Bashiir oo ka tirsan ururka indhoolayaaasha Soomaaliya.