Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Dhaqaalaha Tanzania

Dalka Tanzania maalinta Axada ayaa doorasho guud ay ka dhacaysaa iyadoo dhaqaalaha uu ka mid yahay waxyaabaha muhiimka u ah dadwaynaha markay dooranayaann dowladda cusub.

Tanzania ayaa dhawaan la filaaya inay noqoto waddan dhaqaalahiisa uu dhaxdhaxaad yahay.

Laakiin sagaal kamid ah tobankii qof oo Tanzanian ah waxaa soo gasho maalintiiba wax ka yar saddex dollar oo kali ah, sidda uu Bangiga Aduunka u sheegayo.