Asalka Ayda oo la ogaaday

Lahaanshaha sawirka Moulton College

Ayda ayaa ah xayawaan caalamka oo dhan jooga oo kala nooc duwan. Lakiin waxa la sheegay in asalkoodu kasoo jeedaan Yeey ku noolaan jiray Mongolia ama Nepal.

Macluumaadkan ayaa laga helay badhitaan DNA ah oo la sameeyay Cornell University Dr Adam Boyoko and saxiibadii ayaa darsay 4676 Ay ,waxaana ay heleen natiijadan ah in Aydu ay ka timid Badhtamaha Asia.