Tahriibayaal maydkoodii la helay

Lahaanshaha sawirka rueters

Wararka imnaya dalka Libiya ayaa sheegaya in la helay meydka sagaal iyo labaatan qof oo ku soo caariyey xeebta Magaalada Zilten ee bari kaga began caasimada Tripoli .

Dadka dhintay ayaa la aaminsanyahay inay ahyeen Tahriibyaal Afrikaan ah oo rabay inay Yurub galaan.Xeebaha Libiya ayaa ay ka shiraacdaan inta badan doonyaha Tahriibayasha raba inay gaadhaan xeebaha talyaaniga .