Taageerada Ruushka oo la diiday

Lahaanshaha sawirka RIA Novosti

Kooxda reer galbeedku taageeraan ee ciidanka Xorta ee Suuriya ayaa gaashanka ku dhuftay taageero ay Ruushku u fidiyeen , Wasiirka arrimaha dibada ee Ruushka Sergei Lavrov ayaa sheegay in ay kooxdaa caawinayaan inta ay la dagalamayaan kooxda sheegata dawlda islamiga ah.

Kooxda FSA ama ciidanaak xorta ah ee Suuriya ayaa BBCda u sheegay inaan Ruushka laysku haleen Karin isla markaana aanay aqbalaynin kaalmadiisa .