Tony Blair oo ka hadlay Ciraaq

Lahaanshaha sawirka Reuters

Ra’iisal wasaarahii hore ee Britian ayaa aqoonsaday in duulankii Ciraaq lagu qaaday ka mid yahay waxyaabaha sababay inay soo baxaan kooxda sheegata dawlada Islamiga ah.Waraysi uu siiyay Telefishan Maraykana CNN ayaa Mr Blair ku difaacey go,aankii lagu gaadhay in Sadaam Xuseen xukunka laga tuuro, Hadalkiisan ayaa imanay waqti la filayo in lagu dhawaaqo marka la baahinayo badhitaankii lagu sameeyey sababahii duulaankii Britain ku qaaday Ciraaq