Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Dood ku saabsan Khilaafka dowladda Somaliland

Dood ku saabsan khilaafka xisbiga kulmiye ee Somaliland oo shalay wasiiro ka tirsan dawlada is-casileen oo ay ku eedeeyeen madaxweynuhu inuu kala saftay Muuse Biixi xagga loolanka xisbiga dhexdiisa ee musharaxa madaxweynenimada.

Doodan waxaa Hargeysa kaga qabtay laba mudane oo kala aragti duwan wariyaha BBC ee Axmed Saciid Cige.