Sierra leone oo Eboolha la xakameyey

Kumanaan qof oo reer Siralione ah yaa Dibad bax weyn ka sameeyeyey jidadka magaalada Freetwon ,si ay u xusaan maalintii 42aad ee aan lamaqal cid cudurka Ebola haleelay.

Qaar badan ayaa kusoo ururay geed weyn oo Cudbi ahi ka qotomo ,qaar badan ayaa shiday shamacyo lagu xusayo dadkii Ebolahu dilay iyada oo qaar kalena ay ciyarayeen iyagoo faraxsan.Warbixin ayaa laga filayaa maanta oo Sabti ah hay'ada cafimaadka addunka ee WHO.