shirka Afrika iyo Yurub ee Muhaajiriinta

Lahaanshaha sawirka Reuters
Image caption Muhaajiriin safraya

Wadamada Yurub iyo Afrika ayaa ku kulmaya dalka Malta oo ay uga arinsanayaan muhaajiriinta africa ee ku qulqulaya wadamada Yurubta

Yurub waxay ku deeqaysaa lacag gaaraysa 1. 8 bilyan oo gini taasoo dadka loogaga digayo inay naftooda ku haligaan safarada qatarta badan ee yurub ay ugu socdaalayaan

Madaxda afrikaan ah ee shirkan ka qaybgalaya ayaa eedeeyey wadamada yurub

lacagahan lagu deeqay ayaa loogu talagalay in wadamada afrikaan ah ay ku abuuraan fursado dadka looga joojinayo inay safraan

lacagahan ayaa la sheegayaa inaysan ku filnayn wax ka qabashada muhaajiriinta naftooda ku haligaya safarada qatarta badan ee badaha