Wadahadlada xaalka Suuriya oo furmay

Lahaanshaha sawirka EPA

Iyaga oo is garab taagan ayaa xoghayaha arrimaha dibada ee Maraykanka John Kerry iyo dhigiisa dalka Ruushka Sergei Lavrov, waxa ay sheegeen in weerarka Paris, ay adkeynayso in xal loo helo dagaalka ka dhanka ah aragagaxisada.

Labada nin ayaa ka hadlayay magaalada Vienna, oo arrimaha ugu waa weyn oo looga hadlayo wadahadalada ay tahay ladagaalanka kooxda lamagac baxday khilaafada Islaamka iyo xal u helida dhibaatada Suuriya.