John Kerry oo booqanaya Israa'iil

Lahaanshaha sawirka AP
Image caption Kerry ayaa la filayaa inuu booqasho ku yimaada Israa'iil

Xoghaya arrimaha dibedda ee maraykaknaka John Kerry ayaa booqanayaa Magalooyinka Jerusalen iyo Ramallah xilli uu qalalaase ka socda halkaasi.

Kerry waxaa uu wadohadallo la yeelani doona madaxda israa’iiliyinta iyo Falastiiniyiinta si loo soo afjaro colaadda hadda taagan

Ugu yaraan 92 Falastiiniyiin iyo toddobo iyo toban israa’iiliyin ah ayaa ku dhimatay labo bilood oo Mindiyo, rasaas iyo weeraro baabur loo adegsanayeey ay dhacayeen.

Hoogamiyaha Falstiiniyiinta u qaabilsan wadaxaajoodka Saeb Cureqat ayaa sheegay in haddi qorshe wax ku ool ah ay kasoo bixi weyaan wadahadalada uu hogaaminaaya Mr Kerry in falastiiniyinta ay joojin doonaan iskaashiga dhanka ammaanka ee Israii’liyiintu la leeyihiin.