Dowlada Israa'iil oo Midowga Yurub dhaliishay

Lahaanshaha sawirka AFP

Dowlada Israa'iil ayaa joojisay xiriirkii diblomaasiyadeed ee ay la lahayd wakiilada midwoga yurub ee ku dhexjiray dadaalka nabadeed ee Falastiin iyo Israa'iil

Tilaabadan waxaa ku dhawaaqay ra'iisul wasaare Benjamin Netanyahu.

Labo isbuuc ka hor ayaa midowga yurub ay mabnuuceen alaabta Israa'iil ay samayso

Dowlada Israa'iil ayaa tilaabadan lagu mabnuucay alaabatada yuhuuda waxay ku tilmaameen mid lagu takoorayo

Waxaa jirta cabsi ah in ay sii siyaado nacaybka loo muujinayo alaabta Israa'iil ay samayso