dab qabsaday xaafado ku yaala Koonfur Afrika

Lahaanshaha sawirka AFP

Dab qabsaday magaalada Cape Town ayaa baabi'yay guryo badan dalka Koonfur Afrika

Waxaa sidoo kale burburay sideed boqol oo guryo cooshado ah

Dad gaaraya sadax boqol oo qof ayaa ku guryo beelay dabkan oo ka kacay gurayahooda subaxnimadii axada ahayd

Dadka barakacay ayaa loo qaybiyay firaashyo,bustooyin iyo cuno

Dhacdo kale oo sabtidii dhacday ayaa waxaa ku dhintay hal qof

Ka dib markii dab kacay uu baabi'yay in ka badan boqol guri oo cooshado ah xaafadaha isukuraranka ah ee Cape Town