Jarmalka oo ka qaybgalaya dagaalka IS.

Lahaanshaha sawirka Reuters

Baarlamaanka Jarmalka ayaa u codeyey inay siiyaan taageero milatari olalaha lagula dagaalamayo kooxda sheegata dawlda islaamiga ah , Jarmalka ayaa diri doona qalab milatari iyo kun iyo laba boqol oo ciidana , inkastoo aanay dagaalka toos u gali doonin.